mySomali Studios waa hoyga Hindi Af Somali. Waa if tiin usoo baxay umada somaliyeed. mySomali waxaad ka heleesaa filimo aad ubadan oo tiradooda aan lasoo koobi Karin oo weliba ah filimada kuwa ugu dambeebeyey iyo kuwii hore oo la casriyey ayagoo HD ah. Intaas waxaa kuu sii dheer in adeeg aad u xiisa badan ay dhowaan mySomali ku so kordhiyeen adeegaha ay u hayso umadaha ku hadla luqadaa Af Somali. mySomali websitekeeda isticmaalkiisa waa mid aad uga fudud website yada kale, maxaa yeelay disaaynkiisa maahan mid jahwareer ah oo filimkasta oo hindi somali cusub oo lasoo geliyo boga horre ayuu imaanaayaa. Dadka ay ku adag atahay in ay doortaan filimka ay daawan lahaayeena mysomali waxa kaloo kuugu sahleesaa doorahsadaada in filimkasta uu wato trailer ama goosgoos aad kafiirin karto inta aadan filimka waqti ku dhuminin. Mysomali Studio waa Studiyayaasha ugu weyn ee lagu tarjumo filimada afka qalaad. Hadaba haddii ay baahi kuu hayso filima aad daawato oo xul ah, uma baahnid inaad hal shilin bixisid ee booqo mysomali.com oo ay kuu balan qaadeeso filmada hindiga kuwa ugu dambeebyey iyo kuwii hore oo la cusbooneysiiye. |